BBCSomali.com | Wararka | Somali News index

BBCSomali.com | Wararka | Somali News index by saylicipress  

bbcsomali.com

Xuquuqda-qoraal BBC 2007. BBC-du mas’uul kama aha wax aan ahayn boggeeda.
Embed Code
Blogger
MySpace
Twitter
iGoogle
WordPress
LinkedIn
TypePad
LiveJournal
Webs
Ning
Confluence
Hyves

Customize

Don't want ads? Try Pro for free!

Leave a Comment

Comments (8)

  • cmohamed

    cmohamed on Aug 20, 2011 Sign in to report as inappropriate

    ok walaahi hadii aan fikirkayga ka dhiibto anigu marka hore waxa aan deganahay wadan ka somaliland walaahi walaaalahayga somaliyeed hadii aan wax ka idhaahdo dhibaatada haysata waa mid loga duceeyo alleh haka dul qaado inta ka bacdi waxa aan u malaynayaa inay keneen dhibaatada afarta meesha haysata ee lacagta ku aruur sanaya marka looma baahan nin daacad ah waayo hadii nin daacada la helo waxa aan aaminsanahay inuu kontargu dhamanayo every body know and fuald will be tolk/
  • madenY

    madenY on Feb 13, 2011 Sign in to report as inappropriate

    salaan salan kadib anigoo ah misri aden galeey oo ku nool dalka kenya waxaan u maleeynayaa in aan doolad heleyn dalkeena maxaa yeelay hadiiba dowladii taagta darneeyd hadiiba ay iskeeda waqti dheer ugu darsaneeyso laakiin waxaan ilaaheey ka rajeeynayaa in uu dawlad caadil ah ina siiyo aamiin aamiin dadka wadankeena qalalaasaha ka wadana uu ilaaheey naga qabto asiga ayaa ogee of weliba asiga ayaa isla saxan ilaahoow inoo naxariiso
  • Hawd

    Hawd on Jan 12, 2011 Sign in to report as inappropriate

    Qaxootinimo waa maxay? masomalida , dalkii joogtaa qaxootiya mise kuwa qurbaha?Haday kwa dalka joogaa yahii qaxooti ilaagoorma ayay qaxooti ahaayeen?Goormay kabaxayaan?
  • bari

    bari on Oct 13, 2010 Sign in to report as inappropriate

    slaaaaaaaaaam kadib anigu waxan qaba in somalidu heshay wax kafiican waxay kuhaysteen wadankooda waa laga raystay dawladnimo iyo hal wadan hada aduunka oo dhan ayaa noo ah wadan- salaaaaaaam
  • amoh

    amoh on Sep 9, 2010 Sign in to report as inappropriate

    anigoo ah abdiaziz degana wadankan ingiirka waxaan doonayaa inana ka hadlo dhibaatada somalia. waxaad moodaa mudadii labatanka sano ahayd ee dagalada sokeeye ka jireen soomalia in aya maanta ugu darantahay. markii qabqablayaashu is hayeen somalia rajo ayay lahayd xaalkeeduna waa dhawaa imika seh xalmalaha ilaahay oo xalkeena mooyee xalma mooqdo. waayo wadaadada waxay isku arkaan inay xaqkutaaganyihiin dhinaca kale beesha caalam ka oo taageerta dawlada itaalka yar waxay isku arkaan inay sax tahay in lala diriro slamiyiinta waxa dhexdooda ku dhamaadayna waa shacabkii somaaliyeed.

What do you think?

Commenting Options

Join Widgetbox today

Sign up Sign up or Sign in to comment on and rate this blidget.

Sign in to report a problem

Report as Inappropriate


Report a Problem